Prev  

105. Surah Al-Fl سورة الفيل

  Next  




1st Ayah  1  الأية ١الأولي
بِسْم ِ اللهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
أَلَمْ تَرَ كَيْفَ فَعَلَ رَبُّكَ بِأَصْحَابِ الْفِيلِ
Alam tara kayfa faAAala rabbuka bi-as-habialfeel

Somali
 
Ma Ogtahay sida Eeba ku falay asaxaabtii Maroodiga Colkii.

Ayah  105:2  الأية
أَلَمْ يَجْعَلْ كَيْدَهُمْ فِي تَضْلِيلٍ
Alam yajAAal kaydahum fee tadleel

Somali
 
Miyaan Eebe ka yeelin dhagartoodii wax dhumay.

Ayah  105:3  الأية
وَأَرْسَلَ عَلَيْهِمْ طَيْرًا أَبَابِيلَ
Waarsala AAalayhim tayran ababeel

Somali
 
Oosan ku dirin korkooda Shimbiro kooxa ah.

Ayah  105:4  الأية
تَرْمِيهِم بِحِجَارَةٍ مِّن سِجِّيلٍ
Tarmeehim bihijaratin minsijjeel

Somali
 
Kuna tuuraysa Dhagaxyo la kululeeyay.

Ayah  105:5  الأية
فَجَعَلَهُمْ كَعَصْفٍ مَّأْكُولٍ
FajaAAalahum kaAAasfin ma/kool

Somali
 
Markaas Eebe ka yeelay Bal la daaqay sidiis.





EsinIslam.Com Designed & produced by The Awqaf London. Please pray for us