1st Ayah 1 الأية ١الأوليبِسْم ِ اللهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى
النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ
Alif-lam-ra kitabunanzalnahu ilayka litukhrija annasa mina aththulumatiila
annoori bi-ithni rabbihim ila siratialAAazeezi alhameed
Somali
xarfaha hore oo kale waa la soo sheegay macnahooda, kanna waa Kitaab aannu kugu
soo dejinnay inaad kaga bixisid dadka mugdiyada xagga Nuur idamka Eebehood iyo
jidka Eebaha adkaada ee la Mahadiyo.
|
Ayah 14:2 الأية
اللهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ
لِّلْكَافِرِينَ مِنْ عَذَابٍ شَدِيدٍ
Allahi allathee lahu mafee assamawati wama fee al-ardiwawaylun lilkafireena min
AAathabin shadeed
Somali
Ilaaha iska leh waxa Somooyinka iyo Dhulka ku sugan, halaagna waxaa mudan
Gaalada cadaab daran xaggiis.
|
Ayah 14:3 الأية
الَّذِينَ يَسْتَحِبُّونَ الْحَيَاةَ الدُّنْيَا عَلَى الْآخِرَةِ وَيَصُدُّونَ عَن
سَبِيلِ اللهِ وَيَبْغُونَهَا عِوَجًا ۚ أُولَٰئِكَ فِي ضَلَالٍ بَعِيدٍ
Allatheena yastahibboona alhayataaddunya AAala al-akhirati wayasuddoonaAAan
sabeeli Allahi wayabghoonaha AAiwajan ola-ikafee dalalin baAAeed
Somali
oo ah kuwa ka jecel nolosha adduun Aakhiro oo ka leexiya (Dadka) Jidka Eebe lana
dooni Qallooc, kuwaasuna waxay ku suganyihiin Baadi fog.
|
Ayah 14:4 الأية
وَمَا أَرْسَلْنَا مِن رَّسُولٍ إِلَّا بِلِسَانِ قَوْمِهِ لِيُبَيِّنَ لَهُمْ ۖ
فَيُضِلُّ اللهُ مَن يَشَاءُ وَيَهْدِي مَن يَشَاءُ ۚ وَهُوَ الْعَزِيزُ
الْحَكِيمُ
Wama arsalna min rasoolin illabilisani qawmihi liyubayyina lahum fayudillu
Allahuman yashao wayahdee man yashao wahuwa alAAazeezu alhakeem
Somali
Rasuul kuma dirro waxaan Afka Qoomkiisa ahayn si uu ugu caddeeyo, wuuna
baadiyeeyaa Eebe cidduu doono inta xaqa loo caddeeyey ka dib, wuuna hanuunin
cidduu doono, waana adkaade falsan.
|
Ayah 14:5 الأية
وَلَقَدْ أَرْسَلْنَا مُوسَىٰ بِآيَاتِنَا أَنْ أَخْرِجْ قَوْمَكَ مِنَ
الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ وَذَكِّرْهُم بِأَيَّامِ اللهِ ۚ إِنَّ فِي ذَٰلِكَ
لَآيَاتٍ لِّكُلِّ صَبَّارٍ شَكُورٍ
Walaqad arsalna moosa bi-ayatinaan akhrij qawmaka mina aththulumatiila annoori
wathakkirhum bi-ayyamiAllahi inna fee thalika laayatinlikulli sabbarin shakoor
Somali
waxaan la dirray (Nabi) Muuse Aayaadkannaga bixi Qookaaga Mugdiyada xagga
Nuurka, kuna waani «xusuusi» Nicmooyinkii Ilaahay arrintaasna Aayaadbaa
(Calaamooyin) ugu sugan samir badane, shugri badan dhammaantiis.
|
Ayah 14:6 الأية
وَإِذْ قَالَ مُوسَىٰ لِقَوْمِهِ اذْكُرُوا نِعْمَةَ اللهِ عَلَيْكُمْ إِذْ
أَنجَاكُم مِّنْ آلِ فِرْعَوْنَ يَسُومُونَكُمْ سُوءَ الْعَذَابِ وَيُذَبِّحُونَ
أَبْنَاءَكُمْ وَيَسْتَحْيُونَ نِسَاءَكُمْ ۚ وَفِي ذَٰلِكُم بَلَاءٌ مِّن
رَّبِّكُمْ عَظِيمٌ
Wa-ith qala moosaliqawmihi othkuroo niAAmata Allahi AAalaykum ithanjakum min ali
firAAawna yasoomoonakum soo-a alAAathabiwayuthabbihoona abnaakum
wayastahyoonanisaakum wafee thalikum balaon min rabbikumAAatheem
Somali
iyo markuu Nabi Muuse ku yidhi Qoomkiisa xusuusta Nicmada Eebe korkiinna markuu
idinka koriyey Colkii Fircoon iyagoo idin dhadhansiin cadaab (Daran) Xun oo
gawrici Wilashiinna oo dayn Gabdhihiinna (Dullaysi) arrintaasna waxaa ku sugnayd
Balayo (Intixaam) Eebihiin oo wayn.
|
Ayah 14:7 الأية
وَإِذْ تَأَذَّنَ رَبُّكُمْ لَئِن شَكَرْتُمْ لَأَزِيدَنَّكُمْ ۖ وَلَئِن
كَفَرْتُمْ إِنَّ عَذَابِي لَشَدِيدٌ
Wa-ith taaththana rabbukumla-in shakartum laazeedannakum wala-in kafartum inna
AAathabeelashadeed
Somali
iyo markuu Eebihiin ogaysiiyey haddaad shugridaan waan idiin kordhin, haddaad
gaalowdaanna cadaabkaygu waa daranyahay.
|
Ayah 14:8 الأية
وَقَالَ مُوسَىٰ إِن تَكْفُرُوا أَنتُمْ وَمَن فِي الْأَرْضِ جَمِيعًا فَإِنَّ
اللهَ لَغَنِيٌّ حَمِيدٌ
Waqala moosa in takfuroo antumwaman fee al-ardi jameeAAan fa-inna
Allahalaghaniyyun hameed
Somali
wuxuuna yidhi (Nabi) Muuse haddaad Gaalowdaan idinka iyo waxa ku sugan Dhulka
dhammaan Eebe waa Hodan mahadsan.
|
Ayah 14:9 الأية
أَلَمْ يَأْتِكُمْ نَبَأُ الَّذِينَ مِن قَبْلِكُمْ قَوْمِ نُوحٍ وَعَادٍ وَثَمُودَ
ۛ وَالَّذِينَ مِن بَعْدِهِمْ ۛ لَا يَعْلَمُهُمْ إِلَّا اللهُ ۚ جَاءَتْهُمْ
رُسُلُهُم بِالْبَيِّنَاتِ فَرَدُّوا أَيْدِيَهُمْ فِي أَفْوَاهِهِمْ وَقَالُوا
إِنَّا كَفَرْنَا بِمَا أُرْسِلْتُم بِهِ وَإِنَّا لَفِي شَكٍّ مِّمَّا
تَدْعُونَنَا إِلَيْهِ مُرِيبٍ
Alam ya/tikum nabao allatheena minqablikum qawmi noohin waAAadin wathamooda
wallatheenamin baAAdihim la yaAAlamuhum illa Allahu jaat-humrusuluhum
bilbayyinati faraddoo aydiyahum fee afwahihimwaqaloo inna kafarna bima
orsiltumbihi wa-inna lafee shakkin mimma tadAAoonanailayhi mureeb
Somali
miyuuna idin soo gaadhin warkii kuwii idinka horreeyey (oo ah) Qoomkii Nabi
Nuux, Caad, Thamuud, iyo kuwii ka dambeeyey, ma oga (Tiradooda) Eebe mooyee,
waxayna ula yimaadeen Rasuuladoodii xujooyin waxayna ku celiyeen Gacmahooda
Afkooda (Way beeniyeen) waxayna dhaheen anagu waan ka gaalownay waxa laydinku
soo diray annguna shakibaan kaga sugannahay waxaad noogu yeedhaysaan xaggiisa oo
daran.
|
Ayah 14:10 الأية
قَالَتْ رُسُلُهُمْ أَفِي اللهِ شَكٌّ فَاطِرِ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ ۖ
يَدْعُوكُمْ لِيَغْفِرَ لَكُم مِّن ذُنُوبِكُمْ وَيُؤَخِّرَكُمْ إِلَىٰ أَجَلٍ
مُّسَمًّى ۚ قَالُوا إِنْ أَنتُمْ إِلَّا بَشَرٌ مِّثْلُنَا تُرِيدُونَ أَن
تَصُدُّونَا عَمَّا كَانَ يَعْبُدُ آبَاؤُنَا فَأْتُونَا بِسُلْطَانٍ مُّبِينٍ
Qalat rusuluhum afee Allahishakkun fatiri assamawati wal-ardiyadAAookum
liyaghfira lakum min thunoobikumwayu-akhkhirakum ila ajalin musamman qaloo in
antumilla basharun mithluna tureedoona an tasuddoonaAAamma kana yaAAbudu
abaonafa/toona bisultanin mubeen
Somali
waxay dheheen Rasuuladoodii ma Eebaa shaki ku jiraa ee abuuray Samooyinka iyo
Dhulka idiinkuna yeedhi inuu idinka dhaafo dambiyadiinna dibna idiin dhigo tan
iyo muddo magacaaban, waxayna dheheen idinku ma tihiin waxaan bashar (Dad) nala
mida ahayn, waxaadna doonaysaan inaad naga leexisaan waxay caabudi jireen
Aabbayaalkanno noo keena xujo cad.
|
Ayah 14:11 الأية
قَالَتْ لَهُمْ رُسُلُهُمْ إِن نَّحْنُ إِلَّا بَشَرٌ مِّثْلُكُمْ وَلَٰكِنَّ
اللهَ يَمُنُّ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ ۖ وَمَا كَانَ لَنَا أَن
نَّأْتِيَكُم بِسُلْطَانٍ إِلَّا بِإِذْنِ اللهِ ۚ وَعَلَى اللهِ
فَلْيَتَوَكَّلِ الْمُؤْمِنُونَ
Qalat lahum rusuluhum in nahnuilla basharun mithlukum walakinna Allahayamunnu
AAala man yashao min AAibadihi wamakana lana an na/tiyakum bisultanin
illabi-ithni Allahi waAAala Allahifalyatawakkali almu/minoon
Somali
Rasuulladii waxay dheheen annagu ma nihin waxaan dad idin la mida ahayn, Eebaase
ku mannaysta (khayr) cidduu doono oo addoomadiisa ka mida, xujana idiinma keeni
karro idinka Eebe mooyee, Eebe uunna ha tala saarteen Mu'miniintu.
|
Ayah 14:12 الأية
وَمَا لَنَا أَلَّا نَتَوَكَّلَ عَلَى اللهِ وَقَدْ هَدَانَا سُبُلَنَا ۚ
وَلَنَصْبِرَنَّ عَلَىٰ مَا آذَيْتُمُونَا ۚ وَعَلَى اللهِ فَلْيَتَوَكَّلِ
الْمُتَوَكِّلُونَ
Wama lana allanatawakkala AAala Allahi waqad hadanasubulana walanasbiranna AAala
ma athaytumoonawaAAala Allahi falyatawakkali almutawakkiloon
Somali
maxaanaan u talo saaranayn Eebe isagoo nagu hanuuniyey Jidkannaga, waana ku
samraynaa waxaad nagu dhibaysaan Eebe uun ha talo saarteen kuwa talosaaran
(Cid).
|
Ayah 14:13 الأية
وَقَالَ الَّذِينَ كَفَرُوا لِرُسُلِهِمْ لَنُخْرِجَنَّكُم مِّنْ أَرْضِنَا أَوْ
لَتَعُودُنَّ فِي مِلَّتِنَا ۖ فَأَوْحَىٰ إِلَيْهِمْ رَبُّهُمْ لَنُهْلِكَنَّ
الظَّالِمِينَ
Waqala allatheena kafaroolirusulihim lanukhrijannakum min ardina awlataAAoodunna
fee millatina faawha ilayhim rabbuhumlanuhlikanna aththalimeen
Somali
waxay ku dheheen kuwii gaaloobay Rasuulladoodii waxayna ku soo noqonaysaan (soo
galaysaan) diintannda, wuxuuna u waxyooday Eebahood inuu halaago daalimiinta.
|
Ayah 14:14 الأية
وَلَنُسْكِنَنَّكُمُ الْأَرْضَ مِن بَعْدِهِمْ ۚ ذَٰلِكَ لِمَنْ خَافَ مَقَامِي
وَخَافَ وَعِيدِ
Walanuskinannakumu al-arda minbaAAdihim thalika liman khafa maqamee
wakhafawaAAeed
Somali
dajinna idinka dhulka kuwaas ka dib, arrintaasna waxaa heli ciddii ka cabsata la
kulankayga oo ka cabsata gooddigayga.
|
Ayah 14:15 الأية
وَاسْتَفْتَحُوا وَخَابَ كُلُّ جَبَّارٍ عَنِيدٍ
Wastaftahoo wakhabakullu jabbarin AAaneed
Somali
wayna gargaar dalbeen waxaana khasaaray kibir badane madax adag dhammaantiis
(xaq diid)
|
Ayah 14:16 الأية
مِّن وَرَائِهِ جَهَنَّمُ وَيُسْقَىٰ مِن مَّاءٍ صَدِيدٍ
Min wara-ihi jahannamu wayusqamin ma-in sadeed
Somali
waxaana ka horraysa jahannamo waxaana laga waraabin Biyo carow ah (Dhaacaanka
Ehelu Naarka).
|
Ayah 14:17 الأية
يَتَجَرَّعُهُ وَلَا يَكَادُ يُسِيغُهُ وَيَأْتِيهِ الْمَوْتُ مِن كُلِّ مَكَانٍ
وَمَا هُوَ بِمَيِّتٍ ۖ وَمِن وَرَائِهِ عَذَابٌ غَلِيظٌ
YatajarraAAuhu wala yakaduyuseeghuhu waya/teehi almawtu min kulli makanin
wamahuwa bimayyitin wamin wara-ihi AAathabun ghaleeth
Somali
wuuna ku margan mana ka degayo wuuna uga imaan Mawdku (Geeridu) meel kasta, mana
dhimanayo, gadaashiisna waxaa ah cadaab adag.
|
Ayah 14:18 الأية
مَّثَلُ الَّذِينَ كَفَرُوا بِرَبِّهِمْ ۖ أَعْمَالُهُمْ كَرَمَادٍ اشْتَدَّتْ بِهِ
الرِّيحُ فِي يَوْمٍ عَاصِفٍ ۖ لَّا يَقْدِرُونَ مِمَّا كَسَبُوا عَلَىٰ شَيْءٍ ۚ
ذَٰلِكَ هُوَ الضَّلَالُ الْبَعِيدُ
Mathalu allatheena kafaroo birabbihimaAAmaluhum karamadin ishtaddat bihi
arreehufee yawmin AAasifin la yaqdiroona mimmakasaboo AAala shay-in thalika huwa
addalalualbaAAeed
Somali
kuwa ka gaaloobay Eebahood wuxuu la midyahay camlakoodu dambas ku darraatay «ku
dhacday» dabayli maalin dabayl dhabasho daran, kama karaan (helaan) waxay
Kasbadeen waxba, kaasina waa baadida fog uun.
|
Ayah 14:19 الأية
أَلَمْ تَرَ أَنَّ اللهَ خَلَقَ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضَ بِالْحَقِّ ۚ إِن
يَشَأْ يُذْهِبْكُمْ وَيَأْتِ بِخَلْقٍ جَدِيدٍ
Alam tara anna Allaha khalaqa assamawatiwal-arda bilhaqqi in yasha/
yuthhibkumwaya/ti bikhalqin jadeed
Somali
miyeydaan arkayn in Eebe u abuuray Samooyinka iyo dhulka xaq, hadduu doonana
idin tagsiin karo lana imaan karo khalqi cusub.
|
Ayah 14:20 الأية
وَمَا ذَٰلِكَ عَلَى اللهِ بِعَزِيزٍ
Wama thalika AAala AllahibiAAazeez
Somali
arrintaasina Eebe kuma adka.
|
Ayah 14:21 الأية
وَبَرَزُوا لِلَّهِ جَمِيعًا فَقَالَ الضُّعَفَاءُ لِلَّذِينَ اسْتَكْبَرُوا إِنَّا
كُنَّا لَكُمْ تَبَعًا فَهَلْ أَنتُم مُّغْنُونَ عَنَّا مِنْ عَذَابِ اللهِ مِن
شَيْءٍ ۚ قَالُوا لَوْ هَدَانَا اللهُ لَهَدَيْنَاكُمْ ۖ سَوَاءٌ عَلَيْنَا
أَجَزِعْنَا أَمْ صَبَرْنَا مَا لَنَا مِن مَّحِيصٍ
Wabarazoo lillahi jameeAAan faqalaadduAAafao lillatheena istakbarooinna kunna
lakum tabaAAan fahal antum mughnoonaAAanna min AAathabi Allahi min shay-in
qaloolaw hadana Allahu lahadaynakum sawaonAAalayna ajaziAAna am sabarna malana
min mahees
Somali
waxayna dadku u soo bixi Eebe markaasay ku dhihi kuwii «raaciyadda» ahaa kuwii
madaxda ahaa anagu idinkaan idin raacaynay ee wax ma nooga taraysaan cadaabka
Eebe, waxayna dhahaan hadduu Eebe na hanuuniyo waan idin hanuunin lahayn, waa
isugu mid korkeenna haddaan argagaxno ama samirnno (adkaysanno) ma helayno
fakasho.
|
Ayah 14:22 الأية
وَقَالَ الشَّيْطَانُ لَمَّا قُضِيَ الْأَمْرُ إِنَّ اللهَ وَعَدَكُمْ وَعْدَ
الْحَقِّ وَوَعَدتُّكُمْ فَأَخْلَفْتُكُمْ ۖ وَمَا كَانَ لِيَ عَلَيْكُم مِّن
سُلْطَانٍ إِلَّا أَن دَعَوْتُكُمْ فَاسْتَجَبْتُمْ لِي ۖ فَلَا تَلُومُونِي
وَلُومُوا أَنفُسَكُم ۖ مَّا أَنَا بِمُصْرِخِكُمْ وَمَا أَنتُم بِمُصْرِخِيَّ ۖ
إِنِّي كَفَرْتُ بِمَا أَشْرَكْتُمُونِ مِن قَبْلُ ۗ إِنَّ الظَّالِمِينَ لَهُمْ
عَذَابٌ أَلِيمٌ
Waqala ashshaytanulamma qudiya al-amru inna Allaha waAAadakumwaAAda alhaqqi
wawaAAadtukum faakhlaftukum wama kanaliya AAalaykum min sultanin illa an
daAAawtukum fastajabtumlee fala taloomoonee waloomoo anfusakum ma
anabimusrikhikum wama antum bimusrikhiyya inneekafartu bima ashraktumooni min
qablu inna aththalimeenalahum AAathabun aleem
Somali
wuxuuna dhahaa shaydaankii marka amarka la xukumo, Eebe wuxuu idiin yaboohay
yabooh xaq ah anna waan idiin yaboohay waana idinku beeniyey, wax xujo ahna
idinkuma lahayn oon ahayn inaan idiin yeedhay ood i maqasheen ee hay dagaalina
ee dagaala naftiinna anuguna idiinma gargaari karo idinna iima gargaari kartaan,
anugu waan diiday waxaa ila wadaajiseen horay daalimiintuna waxay mudan cadaab
daran.
|
Ayah 14:23 الأية
وَأُدْخِلَ الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ جَنَّاتٍ تَجْرِي مِن
تَحْتِهَا الْأَنْهَارُ خَالِدِينَ فِيهَا بِإِذْنِ رَبِّهِمْ ۖ تَحِيَّتُهُمْ
فِيهَا سَلَامٌ
Waodkhila allatheena amanoowaAAamiloo assalihati jannatintajree min tahtiha
al-anharu khalideenafeeha bi-ithni rabbihim tahiyyatuhum feehasalam
Somali
waxaana la gelin kuwii rumeeyey xaqa oo camal fiican falay Jannooyin ay socoto
dhexdeeda wabiyadii iyagoo ku dhex waari idanka Eebe dartiis soo dhawayskooduna
dhexdeeda waa salaan.
|
Ayah 14:24 الأية
أَلَمْ تَرَ كَيْفَ ضَرَبَ اللهُ مَثَلًا كَلِمَةً طَيِّبَةً كَشَجَرَةٍ
طَيِّبَةٍ أَصْلُهَا ثَابِتٌ وَفَرْعُهَا فِي السَّمَاءِ
Alam tara kayfa daraba Allahumathalan kalimatan tayyibatan kashajaratin
tayyibatinasluha thabitun wafarAAuha fee assama/-
Somali
ma ogtahay sida Eebe ugu yeelay Tusaale kalimada (Erayga) Fiican sida Geed
wanaagsan oo laamaheediina samada (kor jiraan).
|
Ayah 14:25 الأية
تُؤْتِي أُكُلَهَا كُلَّ حِينٍ بِإِذْنِ رَبِّهَا ۗ وَيَضْرِبُ اللهُ
الْأَمْثَالَ لِلنَّاسِ لَعَلَّهُمْ يَتَذَكَّرُونَ
Tu/tee okulaha kulla heeninbi-ithni rabbiha wayadribu Allahual-amthala linnasi
laAAallahum yatathakkaroon
Somali
oo siisa (Bixisa) Cunnadeeda Waqti kasta idanka Eebaheed dartiis, wuuna u
yeelada Eebe tusaayaal Dadka inay waantoomaan.
|
Ayah 14:26 الأية
وَمَثَلُ كَلِمَةٍ خَبِيثَةٍ كَشَجَرَةٍ خَبِيثَةٍ اجْتُثَّتْ مِن فَوْقِ الْأَرْضِ
مَا لَهَا مِن قَرَارٍ
Wamathalu kalimatin khabeethatinkashajaratin khabeethatin ijtuththat min fawqi
al-ardi malaha min qarar
Somali
Kalimada (Erayga) xunna (Gaalnimada iyo xumaanta) waxay la mid tahay geed xun
lagana rujiyey dhulka korkiisa oon sugnaan lahayn.
|
Ayah 14:27 الأية
يُثَبِّتُ اللهُ الَّذِينَ آمَنُوا بِالْقَوْلِ الثَّابِتِ فِي الْحَيَاةِ
الدُّنْيَا وَفِي الْآخِرَةِ ۖ وَيُضِلُّ اللهُ الظَّالِمِينَ ۚ وَيَفْعَلُ
اللهُ مَا يَشَاءُ
Yuthabbitu Allahu allatheena amanoobilqawli aththabiti fee alhayatiaddunya wafee
al-akhirati wayudilluAllahu aththalimeenawayafAAalu Allahu ma yasha/
Somali
wuxuu ku sugaa Eebe kuwa rumeeyey xaqa Erayga sugan (ashaadada iyo xaqa) Nolosha
adduun iyo Aakhiraba wuxuuna falaa Eebe wuxuu doono.
|
Ayah 14:28 الأية
أَلَمْ تَرَ إِلَى الَّذِينَ بَدَّلُوا نِعْمَتَ اللهِ كُفْرًا وَأَحَلُّوا
قَوْمَهُمْ دَارَ الْبَوَارِ
Alam tara ila allatheenabaddaloo niAAmata Allahi kufran waahalloo qawmahumdara
albawar
Somali
ma ogtahay kuwa ku badelay Nicmaddii Eebe Gaalnimo, Dejiyeyna qoomkoodii guri
halaag.
|
Ayah 14:29 الأية
جَهَنَّمَ يَصْلَوْنَهَا ۖ وَبِئْسَ الْقَرَارُ
Jahannama yaslawnaha wabi/saalqarar
Somali
Jahannamayna gali meel lagu sugnaadana iyadaa u xun (Jahannamo).
|
Ayah 14:30 الأية
وَجَعَلُوا لِلَّهِ أَندَادًا لِّيُضِلُّوا عَن سَبِيلِهِ ۗ قُلْ تَمَتَّعُوا
فَإِنَّ مَصِيرَكُمْ إِلَى النَّارِ
WajaAAaloo lillahi andadanliyudilloo AAan sabeelihi qul tamattaAAoo fa-inna
maseerakumila annar
Somali
waxayna u yeeleen Eebe shariig inay ka dhumiyaan jidkiisa, waxaad dhahdaa
raaxaysta ahaanshihiinnu waa Naare.
|
Ayah 14:31 الأية
قُل لِّعِبَادِيَ الَّذِينَ آمَنُوا يُقِيمُوا الصَّلَاةَ وَيُنفِقُوا مِمَّا
رَزَقْنَاهُمْ سِرًّا وَعَلَانِيَةً مِّن قَبْلِ أَن يَأْتِيَ يَوْمٌ لَّا بَيْعٌ
فِيهِ وَلَا خِلَالٌ
Qul liAAibadiya allatheena amanooyuqeemoo assalata wayunfiqoo mimmarazaqnahum
sirran waAAalaniyatan min qabli anya/tiya yawmun la bayAAun feehi wala khilal
Somali
Ku dheh addoomadayda rumeeyey (Xaqa) ha oogeen salaadda hana ka Nafaqeeyeen
waxaan ku arzaaqay qarsoodi iyo muuqba ka hor imaatin Maalin aan gadaho iyo
saaxiib jirin (qiyaamada).
|
Ayah 14:32 الأية
اللهُ الَّذِي خَلَقَ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضَ وَأَنزَلَ مِنَ السَّمَاءِ مَاءً
فَأَخْرَجَ بِهِ مِنَ الثَّمَرَاتِ رِزْقًا لَّكُمْ ۖ وَسَخَّرَ لَكُمُ الْفُلْكَ
لِتَجْرِيَ فِي الْبَحْرِ بِأَمْرِهِ ۖ وَسَخَّرَ لَكُمُ الْأَنْهَارَ
Allahu allathee khalaqa assamawatiwal-arda waanzala mina assama-i maanfaakhraja
bihi mina aththamarati rizqan lakumwasakhkhara lakumu alfulka litajriya fee
albahri bi-amrihiwasakhkhara lakumu al-anhar
Somali
Eebe waa kan Abuuray samooyinka iyo dhulka kana soo dejiyey samada Biyo kuna soo
bixiyey midho rizqigiinna dartiis, idiinna sakhiray doonta inay ku socoto badda
amarka Eebe idiinna sakhiray Wabiyada.
|
Ayah 14:33 الأية
وَسَخَّرَ لَكُمُ الشَّمْسَ وَالْقَمَرَ دَائِبَيْنِ ۖ وَسَخَّرَ لَكُمُ اللَّيْلَ
وَالنَّهَارَ
Wasakhkhara lakumu ashshamsa walqamarada-ibayni wasakhkhara lakumu allayla
wannahar
Somali
idiinkuna sakhiray Qorraxda iyo Dayaxa si joogta ah idiinna sakhiray habeenka
iyo Maalinta.
|
Ayah 14:34 الأية
وَآتَاكُم مِّن كُلِّ مَا سَأَلْتُمُوهُ ۚ وَإِن تَعُدُّوا نِعْمَتَ اللهِ لَا
تُحْصُوهَا ۗ إِنَّ الْإِنسَانَ لَظَلُومٌ كَفَّارٌ
Waatakum min kulli masaaltumoohu wa-in taAAuddoo niAAmata Allahi la tuhsoohainna
al-insana lathaloomun kaffar
Somali
idinkana siiyey wax kastood warsataan, haddad tirisaanna Nicmada Eebana ma koobi
Kartaan, dadse waa dulmi badane gaalnimo badan.
|
Ayah 14:35 الأية
وَإِذْ قَالَ إِبْرَاهِيمُ رَبِّ اجْعَلْ هَٰذَا الْبَلَدَ آمِنًا وَاجْنُبْنِي
وَبَنِيَّ أَن نَّعْبُدَ الْأَصْنَامَ
Wa-ith qala ibraheemurabbi ijAAal hatha albalada aminan wajnubneewabaniyya an
naAAbuda al-asnam
Somali
zusuusta markuu Nabi Ibraahim yidhi Eebow ka yeel baladkan (Maka) Aamin igana
dheeree ani iyo caruurtayda inaan caabudno Sanamyada.
|
Ayah 14:36 الأية
رَبِّ إِنَّهُنَّ أَضْلَلْنَ كَثِيرًا مِّنَ النَّاسِ ۖ فَمَن تَبِعَنِي فَإِنَّهُ
مِنِّي ۖ وَمَنْ عَصَانِي فَإِنَّكَ غَفُورٌ رَّحِيمٌ
Rabbi innahunna adlalna katheeranmina annasi faman tabiAAanee fa-innahu
minneewaman AAasanee fa-innaka ghafoorun raheem
Somali
Eebow waxay dhumiyeen wax badan oo ciddii raacdana waa iga mid tii i caasidana
adaa dambi dhaafe naxariista ah.
|
Ayah 14:37 الأية
رَّبَّنَا إِنِّي أَسْكَنتُ مِن ذُرِّيَّتِي بِوَادٍ غَيْرِ ذِي زَرْعٍ عِندَ
بَيْتِكَ الْمُحَرَّمِ رَبَّنَا لِيُقِيمُوا الصَّلَاةَ فَاجْعَلْ أَفْئِدَةً مِّنَ
النَّاسِ تَهْوِي إِلَيْهِمْ وَارْزُقْهُم مِّنَ الثَّمَرَاتِ لَعَلَّهُمْ
يَشْكُرُونَ
Rabbana innee askantu min thurriyyateebiwadin ghayri thee zarAAin AAinda baytika
almuharramirabbana liyuqeemoo assalata fajAAalaf-idatan mina annasi tahwee
ilayhim warzuqhummina aththamarati laAAallahum yashkuroon
Somali
Eebow waxaan dejiyey caruurtaydii (Qaar) tog aan been lahayna oo ah Baydkaaga
sharafta leh agtiisa Eebow inay Oogaan salaadda ee ka yeel Quluubta dadka tii u
iilata xaggooda kuna arzaaq midho inay shugriyaan.
|
Ayah 14:38 الأية
رَبَّنَا إِنَّكَ تَعْلَمُ مَا نُخْفِي وَمَا نُعْلِنُ ۗ وَمَا يَخْفَىٰ عَلَى
اللهِ مِن شَيْءٍ فِي الْأَرْضِ وَلَا فِي السَّمَاءِ
Rabbana innaka taAAlamu manukhfee wama nuAAlinu wama yakhfa AAalaAllahi min
shay-in fee al-ardi wala fee assama/-
Somali
Eebow adugu waxaad ogtahay waxaannu qarin iyo waxaannu Muujin, kamana Qarsoona
Eebe wax ba samada iyo dhulka (midna).
|
Ayah 14:39 الأية
الْحَمْدُ لِلَّهِ الَّذِي وَهَبَ لِي عَلَى الْكِبَرِ إِسْمَاعِيلَ وَإِسْحَاقَ ۚ
إِنَّ رَبِّي لَسَمِيعُ الدُّعَاءِ
Alhamdu lillahi allatheewahaba lee AAala alkibari ismaAAeela wa-ishaqainna
rabbee lasameeAAu adduAAa/-
Somali
mahad Eebaa iska leh ee ah kan i siiyey anoo wayn Ismaaeiil iyo Isxaaq Eebahayna
waa maqlaha baryada (ajiibe).
|
Ayah 14:40 الأية
رَبِّ اجْعَلْنِي مُقِيمَ الصَّلَاةِ وَمِن ذُرِّيَّتِي ۚ رَبَّنَا وَتَقَبَّلْ
دُعَاءِ
Rabbi ijAAalnee muqeema assalatiwamin thurriyyatee rabbana wtaqabbal duAAa/-
Somali
Eebow iga yeel mid ooga salaadda aniga iyo caruurtayda Eebow Aqbal baryadayda.
|
Ayah 14:41 الأية
رَبَّنَا اغْفِرْ لِي وَلِوَالِدَيَّ وَلِلْمُؤْمِنِينَ يَوْمَ يَقُومُ الْحِسَابُ
Rabbana ighfir lee waliwalidayyawalilmu/mineena yawma yaqoomu alhisab
Somali
Eebow ii dambi dhaaf ani iyo Labadaydii Waalid iyo Mu'miniinta Maalinta ay kici
xisaabtu (Qiyaamadu).
|
Ayah 14:42 الأية
وَلَا تَحْسَبَنَّ اللهَ غَافِلًا عَمَّا يَعْمَلُ الظَّالِمُونَ ۚ إِنَّمَا
يُؤَخِّرُهُمْ لِيَوْمٍ تَشْخَصُ فِيهِ الْأَبْصَارُ
Wala tahsabanna Allahaghafilan AAamma yaAAmalu aththalimoonainnama
yu-akhkhiruhum liyawmin tashkhasu feehial-absar
Somali
ha u malayn in Eebe halmaansanyahay waxay fali daalimiintu, wuxuu uun dib ugu
dhigi maalin ay taagni dhexdiisa indhuhu.
|
Ayah 14:43 الأية
مُهْطِعِينَ مُقْنِعِي رُءُوسِهِمْ لَا يَرْتَدُّ إِلَيْهِمْ طَرْفُهُمْ ۖ
وَأَفْئِدَتُهُمْ هَوَاءٌ
MuhtiAAeena muqniAAee ruoosihim layartaddu ilayhim tarfuhum waaf-idatuhum hawa/
Somali
oyna deg degi oo madax kor yeeli oosan soo noqonayn aragoodu (taagmi indhuhu)
Quluubtooduna oy madhantahay «cabsi darteed».
|
Ayah 14:44 الأية
وَأَنذِرِ النَّاسَ يَوْمَ يَأْتِيهِمُ الْعَذَابُ فَيَقُولُ الَّذِينَ ظَلَمُوا
رَبَّنَا أَخِّرْنَا إِلَىٰ أَجَلٍ قَرِيبٍ نُّجِبْ دَعْوَتَكَ وَنَتَّبِعِ
الرُّسُلَ ۗ أَوَلَمْ تَكُونُوا أَقْسَمْتُم مِّن قَبْلُ مَا لَكُم مِّن زَوَالٍ
Waanthiri annasa yawmaya/teehimu alAAathabu fayaqoolu allatheena thalamoorabbana
akhkhirna ila ajalin qareebin nujibdaAAwataka wanattabiAAi arrusula awa lam
takoonooaqsamtum min qablu ma lakum min zawal
Somali
uga did dadka maalintuu u iman cadaab oy odhan kuwii dulmi falay eebow dib noogu
dhig muddo dhaw aan ajiibno yeedhidaadee oon raacno rasuuladee, miyeydaan ahayn
kuwii ku dhaartay horay inaydaan tegayn.
|
Ayah 14:45 الأية
وَسَكَنتُمْ فِي مَسَاكِنِ الَّذِينَ ظَلَمُوا أَنفُسَهُمْ وَتَبَيَّنَ لَكُمْ
كَيْفَ فَعَلْنَا بِهِمْ وَضَرَبْنَا لَكُمُ الْأَمْثَالَ
Wasakantum fee masakini allatheenathalamoo anfusahum watabayyana lakum kayfa
faAAalnabihim wadarabna lakumu al-amthal
Somali
oo degteen guryihii kuwii dulmiyey naftooda oo idiin caddaaday sidaan ku fallay
iyagii oon idiin yeellay tusaalayaal.
|
Ayah 14:46 الأية
وَقَدْ مَكَرُوا مَكْرَهُمْ وَعِندَ اللهِ مَكْرُهُمْ وَإِن كَانَ مَكْرُهُمْ
لِتَزُولَ مِنْهُ الْجِبَالُ
Waqad makaroo makrahum waAAinda Allahimakruhum wa-in kana makruhum litazoola
minhu aljibal
Somali
iyagoo dhagar samayn Eebe agtiisaana Abaalka dhagartoodu yahay, dhagartooduna ma
aha mid la suulaan (tagaan) Buuruhu.
|
Ayah 14:47 الأية
فَلَا تَحْسَبَنَّ اللهَ مُخْلِفَ وَعْدِهِ رُسُلَهُ ۗ إِنَّ اللهَ عَزِيزٌ ذُو
انتِقَامٍ
Fala tahsabanna Allahamukhlifa waAAdihi rusulahu inna Allaha AAazeezun
thoointiqam
Somali
ee ha u malayn in Eebe baajin u yabooha Rasuulladiisa illeen Ilaahay waa adkaade
aarsadee.
|
Ayah 14:48 الأية
يَوْمَ تُبَدَّلُ الْأَرْضُ غَيْرَ الْأَرْضِ وَالسَّمَاوَاتُ ۖ وَبَرَزُوا لِلَّهِ
الْوَاحِدِ الْقَهَّارِ
Yawma tubaddalu al-ardu ghayra al-ardiwassamawatu wabarazoo lillahi
alwahidialqahhar
Somali
Maalin Buuna (oofin) lagu bedeli dhulka Dhul kale iyo Samooyinkaba, waxaana loo
soo bixi Eebaha kalida ah ee awoodda sara leh.
|
Ayah 14:49 الأية
وَتَرَى الْمُجْرِمِينَ يَوْمَئِذٍ مُّقَرَّنِينَ فِي الْأَصْفَادِ
Watara almujrimeena yawma-ithinmuqarraneena fee al-asfad
Somali
Waxaadna arkaysaa Danbiilayaashii oo Maalintaas lagu xidhiidhiyay (lays
kulaxidhay) Biro (Naareed).
|
Ayah 14:50 الأية
سَرَابِيلُهُم مِّن قَطِرَانٍ وَتَغْشَىٰ وُجُوهَهُمُ النَّارُ
Sarabeeluhum min qatraninwataghsha wujoohahumu annar
Somali
Dharkooduna (Qamiisyadoodu) waa Daamur (Naara) waxaana dabooli wajigooda naar.
|
Ayah 14:51 الأية
لِيَجْزِيَ اللهُ كُلَّ نَفْسٍ مَّا كَسَبَتْ ۚ إِنَّ اللهَ سَرِيعُ الْحِسَابِ
Liyajziya Allahu kulla nafsin makasabat inna Allaha sareeAAu alhisab
Somali
inuu ka Abaal mariyo Eebe naf kasta Waxay kasbatay, Eebana way deg degtaa
xisaabtiisu.
|
Ayah 14:52 الأية
هَٰذَا بَلَاغٌ لِّلنَّاسِ وَلِيُنذَرُوا بِهِ وَلِيَعْلَمُوا أَنَّمَا هُوَ
إِلَٰهٌ وَاحِدٌ وَلِيَذَّكَّرَ أُولُو الْأَلْبَابِ
Hatha balaghun linnasiwaliyuntharoo bihi waliyaAAlamoo annama huwa ilahunwahidun
waliyaththakkara oloo al-albab
Somali
Quraankana waa gaadhsiin Dadka iyo in Loogu Digo iyo inay ogaadaan in Eebe Ilaah
Kaliya uun Yahay, iyo inay waantooto Cidda Caqliga leh (Mu'miniinta).
|
©
EsinIslam.Com Designed & produced by The Awqaf London. Please pray for us
|