1st Ayah 1 الأية ١الأوليبِسْم ِ اللهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
وَالنَّجْمِ إِذَا هَوَىٰ
Wannajmi itha hawa
Somali
Wuxuu ku dhaartay (Eebe) Xiddiggu markuu hoobto.
|
Ayah 53:2 الأية
مَا ضَلَّ صَاحِبُكُمْ وَمَا غَوَىٰ
Ma dalla sahibukum wamaghawa
Somali
Ee saaxiibkiin (Nabigu) ma dhumin, xaqana kama leexan.
|
Ayah 53:3 الأية
وَمَا يَنطِقُ عَنِ الْهَوَىٰ
Wama yantiqu AAani alhawa
Somali
Kumana hadlo hawadiisa.
|
Ayah 53:4 الأية
إِنْ هُوَ إِلَّا وَحْيٌ يُوحَىٰ
In huwa illa wahyun yooha
Somali
quraankuna waxaan waxyi Eebe ahayn ma aha.
|
Ayah 53:5 الأية
عَلَّمَهُ شَدِيدُ الْقُوَىٰ
AAallamahu shadeedu alquwa
Somali
Waxaana wax baray (oo xagga Eebe ka soo gaadhsiiyay) ku xoog wayn, (Malaku
Jibriil).
|
Ayah 53:6 الأية
ذُو مِرَّةٍ فَاسْتَوَىٰ
Thoo mirratin fastawa
Somali
Ee caafimaad iyo quwaba leh, abuuriddiisuna egtahay.
|
Ayah 53:7 الأية
وَهُوَ بِالْأُفُقِ الْأَعْلَىٰ
Wahuwa bil-ofuqi al-aAAla
Somali
Wuxuu joogay jihadii sare (Jibriil).
|
Ayah 53:8 الأية
ثُمَّ دَنَا فَتَدَلَّىٰ
Thumma dana fatadalla
Somali
Kaddibna u soo dhawaaday kuna soo hoobtay (Nabiga).
|
Ayah 53:9 الأية
فَكَانَ قَابَ قَوْسَيْنِ أَوْ أَدْنَىٰ
Fakana qaba qawsayni aw adna
Somali
Intuu uga jirsado Qaanso (xadhiggeed) ama ka dhaw.
|
Ayah 53:10 الأية
فَأَوْحَىٰ إِلَىٰ عَبْدِهِ مَا أَوْحَىٰ
Faawha ila AAabdihi maawha
Somali
Wuxuuna Eebe waxyooday Addoonkiisa (Nabiga) wuxuu u waxyooday.
|
Ayah 53:11 الأية
مَا كَذَبَ الْفُؤَادُ مَا رَأَىٰ
Ma kathaba alfu-adu maraa
Somali
Qalbiguna Ma beeniyo wuxuu arkay (Nabigu).
|
Ayah 53:12 الأية
أَفَتُمَارُونَهُ عَلَىٰ مَا يَرَىٰ
Afatumaroonahu AAala mayara
Somali
Ee ma idinkaa ka murmi «kana doodi» wuxuu arkay.
|
Ayah 53:13 الأية
وَلَقَدْ رَآهُ نَزْلَةً أُخْرَىٰ
Walaqad raahu nazlatan okhra
Somali
Dhabnimuu Nabigu u arkay Jibrill mar kale.
|
Ayah 53:14 الأية
عِندَ سِدْرَةِ الْمُنتَهَىٰ
AAinda sidrati almuntaha
Somali
Sidratul-Muntaha agteeda.
|
Ayah 53:15 الأية
عِندَهَا جَنَّةُ الْمَأْوَىٰ
AAindaha jannatu alma/wa
Somali
Agteedana waxaa ah Jannatul-ma'waa.
|
Ayah 53:16 الأية
إِذْ يَغْشَى السِّدْرَةَ مَا يَغْشَىٰ
Ith yaghsha assidratama yaghsha
Somali
(Wuxuu arkay) waqtiguu daboolayay Sidrada wax daboola.
|
Ayah 53:17 الأية
مَا زَاغَ الْبَصَرُ وَمَا طَغَىٰ
Ma zagha albasaru wamatagha
Somali
Arragguna kama iilan wuxuu arkay (Nabigu) mana xadgudbin.
|
Ayah 53:18 الأية
لَقَدْ رَأَىٰ مِنْ آيَاتِ رَبِّهِ الْكُبْرَىٰ
Laqad raa min ayatirabbihi alkubra
Somali
Dhabnimo yuuna u arkay (Nabigu) Aayado Eebe oo waawayn.
|
Ayah 53:19 الأية
أَفَرَأَيْتُمُ اللَّاتَ وَالْعُزَّىٰ
Afaraaytumu allata walAAuzza
Somali
Ka warrama (Sanamyada) Laata iyo Cuza.
|
Ayah 53:20 الأية
وَمَنَاةَ الثَّالِثَةَ الْأُخْرَىٰ
Wamanata aththalithataal-okhra
Somali
Iya Manaatadii saddexaad ee kale.
|
Ayah 53:21 الأية
أَلَكُمُ الذَّكَرُ وَلَهُ الْأُنثَىٰ
Alakumu aththakaru walahual-ontha
Somali
Idinku ma waxaad leedihiin Lab Eebana Dhaddigga.
|
Ayah 53:22 الأية
تِلْكَ إِذًا قِسْمَةٌ ضِيزَىٰ
Tilka ithan qismatun deeza
Somali
Taasi waa qayb dulan ah.
|
Ayah 53:23 الأية
إِنْ هِيَ إِلَّا أَسْمَاءٌ سَمَّيْتُمُوهَا أَنتُمْ وَآبَاؤُكُم مَّا أَنزَلَ
اللهُ بِهَا مِن سُلْطَانٍ ۚ إِن يَتَّبِعُونَ إِلَّا الظَّنَّ وَمَا تَهْوَى
الْأَنفُسُ ۖ وَلَقَدْ جَاءَهُم مِّن رَّبِّهِمُ الْهُدَىٰ
In hiya illa asmaonsammaytumooha antum waabaokum maanzala Allahu biha min
sultanin inyattabiAAoona illa aththanna wamatahwa al-anfusu walaqad jaahum min
rabbihimu alhuda
Somali
Sanammaduna magacyo aad magacowdeen idinka iyo Aabayawgiin mooyeen wax kale ma
aha, wax xuja ahna Eebe uma soo dajinin, waxaan mala ahaynna ma raacayaan iyo
waxa naftoodu doonto, xagga Eebana waxaa uga yimid hanuun.
|
Ayah 53:24 الأية
أَمْ لِلْإِنسَانِ مَا تَمَنَّىٰ
Am lil-insani ma tamanna
Somali
Mise dadka waxaa u sugnaaday waxay yididiishaan.
|
Ayah 53:25 الأية
فَلِلَّهِ الْآخِرَةُ وَالْأُولَىٰ
Falillahi al-akhiratu wal-oola
Somali
Aakhiro iyo Adduunba Eebaa iska leh.
|
Ayah 53:26 الأية
وَكَم مِّن مَّلَكٍ فِي السَّمَاوَاتِ لَا تُغْنِي شَفَاعَتُهُمْ شَيْئًا إِلَّا
مِن بَعْدِ أَن يَأْذَنَ اللهُ لِمَن يَشَاءُ وَيَرْضَىٰ
Wakam min malakin fee assamawatila tughnee shafaAAatuhum shay-an illa minbaAAdi
an ya/thana Allahu liman yashao wayarda
Somali
Badanaa Malag Samada ku sugan oon shafeecadiisu waxba anfacaynin in Eebe idmo
mooyee, Cidduu la doono oo ka raalli noqdo.
|
Ayah 53:27 الأية
إِنَّ الَّذِينَ لَا يُؤْمِنُونَ بِالْآخِرَةِ لَيُسَمُّونَ الْمَلَائِكَةَ
تَسْمِيَةَ الْأُنثَىٰ
Inna allatheena la yu/minoonabil-akhirati layusammoona almala-ikatatasmiyata
al-ontha
Somali
Kuwa aan rumaynin Aakhiro waxay Malaa'igta ku magacaabi magac dhaddig.
|
Ayah 53:28 الأية
وَمَا لَهُم بِهِ مِنْ عِلْمٍ ۖ إِن يَتَّبِعُونَ إِلَّا الظَّنَّ ۖ وَإِنَّ
الظَّنَّ لَا يُغْنِي مِنَ الْحَقِّ شَيْئًا
Wama lahum bihi min AAilmin inyattabiAAoona illa aththanna wa-innaaththanna la
yughnee mina alhaqqishay-a
Somali
Wax cilmi ahna uma laha, ee waxay raaci mala uun, malana xaqa wax kama taro.
|
Ayah 53:29 الأية
فَأَعْرِضْ عَن مَّن تَوَلَّىٰ عَن ذِكْرِنَا وَلَمْ يُرِدْ إِلَّا الْحَيَاةَ
الدُّنْيَا
FaaAArid AAan man tawalla AAanthikrina walam yurid illa alhayataaddunya
Somali
Ee iskaga jeedso (nabiyow) Ruux ka tagay xukayga (Quraanka) oon doonin waxaan
nolosha Adduunka ahayn.
|
Ayah 53:30 الأية
ذَٰلِكَ مَبْلَغُهُم مِّنَ الْعِلْمِ ۚ إِنَّ رَبَّكَ هُوَ أَعْلَمُ بِمَن ضَلَّ
عَن سَبِيلِهِ وَهُوَ أَعْلَمُ بِمَنِ اهْتَدَىٰ
Thalika mablaghuhum mina alAAilmiinna rabbaka huwa aAAlamu biman dalla AAan
sabeelihiwahuwa aAAlamu bimani ihtada
Somali
Kaasina waa garaadkooda aqooneed intuu gaadhay, Eebana waa ogyahay cidda ka
dhuntay jidkiisa, waana ogyahay cidda hanuunsan.
|
Ayah 53:31 الأية
وَلِلَّهِ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ لِيَجْزِيَ الَّذِينَ
أَسَاءُوا بِمَا عَمِلُوا وَيَجْزِيَ الَّذِينَ أَحْسَنُوا بِالْحُسْنَى
Walillahi ma fee assamawatiwama fee al-ardi liyajziya allatheena asaoobima
AAamiloo wayajziya allatheena ahsanoobilhusna
Somali
Samaawaadka iyo Dhulka waxa ku sugan Eebaa iska leh, si uu uga abaalmariyo kuwa
xumaanta falay camalkoodii, ugana abaalmariyo kuwii wanaagga falay wanaag.
|
Ayah 53:32 الأية
الَّذِينَ يَجْتَنِبُونَ كَبَائِرَ الْإِثْمِ وَالْفَوَاحِشَ إِلَّا اللَّمَمَ ۚ
إِنَّ رَبَّكَ وَاسِعُ الْمَغْفِرَةِ ۚ هُوَ أَعْلَمُ بِكُمْ إِذْ أَنشَأَكُم مِّنَ
الْأَرْضِ وَإِذْ أَنتُمْ أَجِنَّةٌ فِي بُطُونِ أُمَّهَاتِكُمْ ۖ فَلَا تُزَكُّوا
أَنفُسَكُمْ ۖ هُوَ أَعْلَمُ بِمَنِ اتَّقَىٰ
Allatheena yajtaniboona kaba-iraal-ithmi walfawahisha illa allamama innarabbaka
wasiAAu almaghfirati huwa aAAlamu bikum ithanshaakum mina al-ardi wa-ith antum
ajinnatun feebutooni ommahatikum fala tuzakkoo anfusakumhuwa aAAlamu bimani
ittaqa
Somali
Waana kuwa ka fogaada dambiga waawayn iyo xumaanta, wax yaryar mooyeen, Eebana
waa waasac dambidhaafkiisu, wuuna idin ogyahay markuu idinka abuuray Dhulka iyo
markaad ku asturantihiin uurka hooyadiin, ee Naftiinna ha ammaanina Eebaa og
cidda dhawrsashada badane.
|
Ayah 53:33 الأية
أَفَرَأَيْتَ الَّذِي تَوَلَّىٰ
Afaraayta allathee tawalla
Somali
Ka warrama midka xaqa ka jeedsaday.
|
Ayah 53:34 الأية
وَأَعْطَىٰ قَلِيلًا وَأَكْدَىٰ
WaaAAta qaleelan waakda
Somali
Oo wax ar bixiyay inta kalana reebtay.
|
Ayah 53:35 الأية
أَعِندَهُ عِلْمُ الْغَيْبِ فَهُوَ يَرَىٰ
aAAindahu AAilmu alghaybi fahuwa yara
Somali
Ma agtiisaa cilmiga maqan yaallaa oo wuu arkaa.
|
Ayah 53:36 الأية
أَمْ لَمْ يُنَبَّأْ بِمَا فِي صُحُفِ مُوسَىٰ
Am lam yunabba/ bima fee suhufimoosa
Somali
Miyaan looga warramin (dadka) wixii ku yiillay Kitaabkii (Nabi Muuse).
|
Ayah 53:37 الأية
وَإِبْرَاهِيمَ الَّذِي وَفَّىٰ
Wa-ibraheema allathee waffa
Somali
Iyo kii (Nabi Ibraahimkii) ee oofiyay (wixii lafaray).
|
Ayah 53:38 الأية
أَلَّا تَزِرُ وَازِرَةٌ وِزْرَ أُخْرَىٰ
Alla taziru waziratun wizraokhra
Somali
Inaan nafna dambi naf kale qaadaynin.
|
Ayah 53:39 الأية
وَأَن لَّيْسَ لِلْإِنسَانِ إِلَّا مَا سَعَىٰ
Waan laysa lil-insani illa masaAAa
Somali
Ruuxna wuxuusan camalfalin heleeynin.
|
Ayah 53:40 الأية
وَأَنَّ سَعْيَهُ سَوْفَ يُرَىٰ
Waanna saAAyahu sawfa yura
Somali
Camalkiisana la arki doono.
|
Ayah 53:41 الأية
ثُمَّ يُجْزَاهُ الْجَزَاءَ الْأَوْفَىٰ
Thumma yujzahu aljazaa al-awfa
Somali
Ka dibna looga abaalmarin doono si buuxda.
|
Ayah 53:42 الأية
وَأَنَّ إِلَىٰ رَبِّكَ الْمُنتَهَىٰ
Waanna ila rabbika almuntaha
Somali
Eebaa xaggiisana loo ahaan.
|
Ayah 53:43 الأية
وَأَنَّهُ هُوَ أَضْحَكَ وَأَبْكَىٰ
Waannahu huwa adhaka waabka
Somali
Eebe waakan wax ka qosliya kana oohiya.
|
Ayah 53:44 الأية
وَأَنَّهُ هُوَ أَمَاتَ وَأَحْيَا
Waannahu huwa amata waahya
Somali
Isagaana wax dila waxna nooleeya.
|
Ayah 53:45 الأية
وَأَنَّهُ خَلَقَ الزَّوْجَيْنِ الذَّكَرَ وَالْأُنثَىٰ
Waannahu khalaqa azzawjayni aththakarawal-ontha
Somali
Isagaana abuuray labada nooc ee ah lab iyo dhaddigba.
|
Ayah 53:46 الأية
مِن نُّطْفَةٍ إِذَا تُمْنَىٰ
Min nutfatin itha tumna
Somali
Kana ahaysiiyay dhibic soo baxday.
|
Ayah 53:47 الأية
وَأَنَّ عَلَيْهِ النَّشْأَةَ الْأُخْرَىٰ
Waanna AAalayhi annash-ata al-okhra
Somali
Isagaana ahaysiin soo celinta kale.
|
Ayah 53:48 الأية
وَأَنَّهُ هُوَ أَغْنَىٰ وَأَقْنَىٰ
Waannahu huwa aghna waaqna
Somali
Eebe isagaa wax Hodmiya isagaana wax faqiiriya.
|
Ayah 53:49 الأية
وَأَنَّهُ هُوَ رَبُّ الشِّعْرَىٰ
Waannahu huwa rabbu ashshiAAra
Somali
Waana Eebaha xiddigga Shicra.
|
Ayah 53:50 الأية
وَأَنَّهُ أَهْلَكَ عَادًا الْأُولَىٰ
Waannahu ahlaka AAadan al-oola
Somali
Eebe isagaa halaagay Caadkii hore.
|
Ayah 53:51 الأية
وَثَمُودَ فَمَا أَبْقَىٰ
Wathamooda fama abqa
Somali
Iyo Thamuudba waxna kama reebin.
|
Ayah 53:52 الأية
وَقَوْمَ نُوحٍ مِّن قَبْلُ ۖ إِنَّهُمْ كَانُوا هُمْ أَظْلَمَ وَأَطْغَىٰ
Waqawma noohin min qablu innahum kanoohum athlama waatgha
Somali
(Nabi Nuux) Qoomkiisiina horuu (uhalaagay), waxayna ahaayeen kuwa dulmi badan oo
xadgudub badan.
|
Ayah 53:53 الأية
وَالْمُؤْتَفِكَةَ أَهْوَىٰ
Walmu/tafikata ahwa
Somali
Qoomkii (Nabi Luudhna) wuu riday (Eebe).
|
Ayah 53:54 الأية
فَغَشَّاهَا مَا غَشَّىٰ
Faghashshaha ma ghashsha
Somali
Wuxuuna ka daboolay wuxuu ku daboolay (oo caddibaad ah).
|
Ayah 53:55 الأية
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكَ تَتَمَارَىٰ
Fabi-ayyi ala-i rabbika tatamara
Somali
Teebaadse nicmooyinka Eebe shakinaysaan (kana doodaysaan) dadow.
|
Ayah 53:56 الأية
هَٰذَا نَذِيرٌ مِّنَ النُّذُرِ الْأُولَىٰ
Hatha natheerun mina annuthurial-oola
Somali
Kan (Nabiga iyo Quraankuba) waa dige ka mid ah digayaashii hore.
|
Ayah 53:57 الأية
أَزِفَتِ الْآزِفَةُ
Azifati al-azifat
Somali
Wayna dhawaatay Saacaddii Qiyaame.
|
Ayah 53:58 الأية
لَيْسَ لَهَا مِن دُونِ اللهِ كَاشِفَةٌ
Laysa laha min dooni Allahi kashifat
Somali
Wax Eebe ka soo hadhay oo ogna ma jiro (markay dhici).
|
Ayah 53:59 الأية
أَفَمِنْ هَٰذَا الْحَدِيثِ تَعْجَبُونَ
Afamin hatha alhadeethitaAAjaboon
Somali
Ma quraankanaad la yaabantihiin.
|
Ayah 53:60 الأية
وَتَضْحَكُونَ وَلَا تَبْكُونَ
Watadhakoona wala tabkoon
Somali
Ood qoslaysaan (idinkoo beenin) oydaanna ooyeynin (cabsi darteed).
|
Ayah 53:61 الأية
وَأَنتُمْ سَامِدُونَ
Waantum samidoon
Somali
Idinkoo waliba hilmaansan (islana wayn).
|
Ayah 53:62 الأية
فَاسْجُدُوا لِلَّهِ وَاعْبُدُوا ۩
Fasjudoo lillahi waAAbudoo
Somali
Ee dadow Eebe u sujuuda caabudana.
|
©
EsinIslam.Com Designed & produced by The Awqaf London. Please pray for us
|