جَزَاؤُهُمْ عِندَ رَبِّهِمْ جَنَّاتُ عَدْنٍ تَجْرِي مِن تَحْتِهَا الْأَنْهَارُ
خَالِدِينَ فِيهَا أَبَدًا ۖ رَّضِيَ اللهُ عَنْهُمْ وَرَضُوا عَنْهُ ۚ ذَٰلِكَ
لِمَنْ خَشِيَ رَبَّهُ
Jazaohum AAinda rabbihim jannatuAAadnin tajree min tahtiha al-anharu
khalideenafeeha abadan radiya Allahu AAanhum waradooAAanhu thalika liman
khashiya rabbah
Somali
Abaalkooda ay Eebe agtiisa kii leeyihiin waa Jannooyin Nagaadi, dhexdeedana ay
dureeri Wabiyaal ay kuna waari dhexdeeda waligood, Eebaa ka raalli noqday iyana
way ka raali noqdeen, arrintaasna waxay u sugnaatay Ruusii Eeba ka yaaba.