1st Ayah 1 الأية ١الأوليبِسْم ِ اللهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ لِمَ تُحَرِّمُ مَا أَحَلَّ اللهُ لَكَ ۖ تَبْتَغِي
مَرْضَاتَ أَزْوَاجِكَ ۚ وَاللهُ غَفُورٌ رَّحِيمٌ
Ya ayyuha annabiyyulima tuharrimu ma ahalla Allahu lakatabtaghee mardata
azwajika wallahughafoorun raheem
Somali
Nibiyow maxaad u xarrimi wax Eebe kuu xalaaleeyey si aad u raalli geliso
Haweenkaaga, Eebe waa dambi dhaafe naxariista ah.
|
Ayah 66:2 الأية
قَدْ فَرَضَ اللهُ لَكُمْ تَحِلَّةَ أَيْمَانِكُمْ ۚ وَاللهُ مَوْلَاكُمْ ۖ
وَهُوَ الْعَلِيمُ الْحَكِيمُ
Qad farada Allahu lakum tahillataaymanikum wallahu mawlakum wahuwaalAAaleemu
alhakeem
Somali
Eebe waa idiin caddeeyey waxa dhaartiinnu ku xalaaloobi, Eebena waa
gargaarihiinna, waana wax walba oge falsan.
|
Ayah 66:3 الأية
وَإِذْ أَسَرَّ النَّبِيُّ إِلَىٰ بَعْضِ أَزْوَاجِهِ حَدِيثًا فَلَمَّا نَبَّأَتْ
بِهِ وَأَظْهَرَهُ اللهُ عَلَيْهِ عَرَّفَ بَعْضَهُ وَأَعْرَضَ عَن بَعْضٍ ۖ
فَلَمَّا نَبَّأَهَا بِهِ قَالَتْ مَنْ أَنبَأَكَ هَٰذَا ۖ قَالَ نَبَّأَنِيَ
الْعَلِيمُ الْخَبِيرُ
Wa-ith asarra annabiyyu ilabaAAdi azwajihi hadeethan falammanabbaat bihi
waathharahu Allahu AAalayhiAAarrafa baAAdahu waaAArada AAan baAAdinfalamma
nabbaaha bihi qalat man anbaaka hathaqala nabbaaniya alAAaleemu alkhabeer
Somali
Ma xusuusan Waqtigii Nabigu ku qarsaday Haweenkiisa Qaarkood hadal, markaas ay
ka warrantay xaalkii, Eebana uu Nabiga u daahiriyey, markaas Nabigu uu
ogeysiiyey qaarkiis (haweenaydii) qaarna uu ka dhaafay, markuu u warramay ay
tiri yaa kuu sheegay xaalkan kuna yiri: waxaa ii warramay Eebaha wax walba oge
ah ee yaqaana.
|
Ayah 66:4 الأية
إِن تَتُوبَا إِلَى اللهِ فَقَدْ صَغَتْ قُلُوبُكُمَا ۖ وَإِن تَظَاهَرَا
عَلَيْهِ فَإِنَّ اللهَ هُوَ مَوْلَاهُ وَجِبْرِيلُ وَصَالِحُ الْمُؤْمِنِينَ ۖ
وَالْمَلَائِكَةُ بَعْدَ ذَٰلِكَ ظَهِيرٌ
In tatooba ila Allahifaqad saghat quloobukuma wa-in tathaharaAAalayhi fa-inna
Allaha huwa mawlahu wajibreelu wasalihualmu/mineena walmala-ikatu baAAda thalika
thaheer
Somali
Haddaad Eebe u noqotaan inkastoo qalbigiinnu iishay (Eebe wuu idiin dhaafi)
haddaadse isu kaalmaysataan Nabiga (dhibkiisa) waxaa u gargaari Eebe, Jibriil
iyo kuwa suuban ee Mu'miniinta ah Malaa'igta (kalana) markaas ka dib yey xoojin.
|
Ayah 66:5 الأية
عَسَىٰ رَبُّهُ إِن طَلَّقَكُنَّ أَن يُبْدِلَهُ أَزْوَاجًا خَيْرًا مِّنكُنَّ
مُسْلِمَاتٍ مُّؤْمِنَاتٍ قَانِتَاتٍ تَائِبَاتٍ عَابِدَاتٍ سَائِحَاتٍ ثَيِّبَاتٍ
وَأَبْكَارًا
AAasa rabbuhu in tallaqakunnaan yubdilahu azwajan khayran minkunna
muslimatinmu/minatin qanitatin ta-ibatinAAabidatin sa-ihatin thayyibatinwaabkara
Somali
Wuxuu Eebe u dhawyahay in Nabigu hadduu idin furo (Haweenka Nabiga qaarkood)
idiinkuna beddelo kuwa idinka khayr roon oo ah Muslimiin, Mu'miniin ah adeeca
Eebe, Toobad keena, Eeba caabuda, Soomana kuwa horay loo guursaday iyo kuwo aan
hadda ka hor la guursanba leh.
|
Ayah 66:6 الأية
يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا قُوا أَنفُسَكُمْ وَأَهْلِيكُمْ نَارًا وَقُودُهَا
النَّاسُ وَالْحِجَارَةُ عَلَيْهَا مَلَائِكَةٌ غِلَاظٌ شِدَادٌ لَّا يَعْصُونَ
اللهَ مَا أَمَرَهُمْ وَيَفْعَلُونَ مَا يُؤْمَرُونَ
Ya ayyuha allatheena amanooqoo anfusakum waahleekum naran waqooduha
annasuwalhijaratu AAalayha mala-ikatunghilathun shidadun la yaAAsoonaAllaha ma
amarahum wayafAAaloona mayu/maroon
Somali
Kuwa xaqa rumeeyow ka dhawra Naftiina iyo ehelkiinna naar lagu shido dad iyo
dhagax ay kana (shaqeeyaan) malaa'ig adag oo daran oon Eebe ku caasiyeyn wuxuu
faro, falana wixii la amru.
|
Ayah 66:7 الأية
يَا أَيُّهَا الَّذِينَ كَفَرُوا لَا تَعْتَذِرُوا الْيَوْمَ ۖ إِنَّمَا تُجْزَوْنَ
مَا كُنتُمْ تَعْمَلُونَ
Ya ayyuha allatheenakafaroo la taAAtathiroo alyawma innamatujzawna ma kuntum
taAAmaloon
Somali
Kuwa Gaaloobow ha cudur daaranina maanta (Qiyaamada) waxaa laydinka abaal marin
uun waxaad camal fali jirteen.
|
Ayah 66:8 الأية
يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا تُوبُوا إِلَى اللهِ تَوْبَةً نَّصُوحًا عَسَىٰ
رَبُّكُمْ أَن يُكَفِّرَ عَنكُمْ سَيِّئَاتِكُمْ وَيُدْخِلَكُمْ جَنَّاتٍ تَجْرِي
مِن تَحْتِهَا الْأَنْهَارُ يَوْمَ لَا يُخْزِي اللهُ النَّبِيَّ وَالَّذِينَ
آمَنُوا مَعَهُ ۖ نُورُهُمْ يَسْعَىٰ بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَبِأَيْمَانِهِمْ
يَقُولُونَ رَبَّنَا أَتْمِمْ لَنَا نُورَنَا وَاغْفِرْ لَنَا ۖ إِنَّكَ عَلَىٰ
كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ
Ya ayyuha allatheena amanootooboo ila Allahi tawbatan nasoohanAAasa rabbukum an
yukaffira AAankum sayyi-atikumwayudkhilakum jannatin tajree min tahtihaal-anharu
yawma la yukhzee Allahu annabiyyawallatheena amanoo maAAahu nooruhum yasAAabayna
aydeehim wabi-aymanihim yaqooloona rabbanaatmim lana noorana waghfir lanainnaka
AAala kulli shay-in qadeer
Somali
Kuwa xaqa rumeeyow u toobad keena Eebe toobad san, wuxuu Eebe u dhawyahay inuu
asturo xumaantiina, idin geliyana Jannooyin ay dureerayso dhexdooda Wabiyaal,
Maalinta uusan Eebe hoojinayn Nabiga iyo kuwa la jooga, nuurkooduna wuxuu socon
hortooda iyo midigtooda iyagoo dhihi Eebow noo tam yeel Nuurkanaga noona dambi
dhaaf'adaa wax walba karee.
|
Ayah 66:9 الأية
يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ جَاهِدِ الْكُفَّارَ وَالْمُنَافِقِينَ وَاغْلُظْ
عَلَيْهِمْ ۚ وَمَأْوَاهُمْ جَهَنَّمُ ۖ وَبِئْسَ الْمَصِيرُ
Ya ayyuha annabiyyu jahidialkuffara walmunafiqeena waghluthAAalayhim wama/wahum
jahannamu wabi/sa almaseer
Somali
Nabiyow la jihaad gaalada iyo Munaafiqiinta kuna adkow, hoygooduna waa Jahannamo
meel loo ahaadana iyadaa u xune.
|
Ayah 66:10 الأية
ضَرَبَ اللهُ مَثَلًا لِّلَّذِينَ كَفَرُوا امْرَأَتَ نُوحٍ وَامْرَأَتَ لُوطٍ ۖ
كَانَتَا تَحْتَ عَبْدَيْنِ مِنْ عِبَادِنَا صَالِحَيْنِ فَخَانَتَاهُمَا فَلَمْ
يُغْنِيَا عَنْهُمَا مِنَ اللهِ شَيْئًا وَقِيلَ ادْخُلَا النَّارَ مَعَ
الدَّاخِلِينَ
Daraba Allahu mathalan lillatheenakafaroo imraata noohin wamraata lootin
kanatatahta AAabdayni min AAibadina salihaynifakhanatahuma falam yughniya
AAanhumamina Allahi shay-an waqeela odkhula annaramaAAa addakhileen
Somali
Eebe wuxuu tusaale uga dhigay kuwa Gaaloobay Haweenaydii Nabi Nuux iyo Nabi
Luudh, waxa qabay Laba Addoon oo Eebe oo suusuuban, markaasay khiyaameen
Nabiyadaas waxbana ugama ayan tarin Eebe agtiis waxaana loo dhihi Labadaas
haweenay la gala naarta kuwa gelaya.
|
Ayah 66:11 الأية
وَضَرَبَ اللهُ مَثَلًا لِّلَّذِينَ آمَنُوا امْرَأَتَ فِرْعَوْنَ إِذْ قَالَتْ
رَبِّ ابْنِ لِي عِندَكَ بَيْتًا فِي الْجَنَّةِ وَنَجِّنِي مِن فِرْعَوْنَ
وَعَمَلِهِ وَنَجِّنِي مِنَ الْقَوْمِ الظَّالِمِينَ
Wadaraba Allahu mathalan lillatheenaamanoo imraata firAAawna ith qalat rabbiibni
lee AAindaka baytan fee aljannati wanajjinee min firAAawnawaAAamalihi wanajjinee
mina alqawmi aththalimeen
Somali
Waxaa kale oo Eebe Tusaale uga dhigay kuwa rumeeyey Haweenaydii Fircoon markay
tidhi Eebbow Guri agtaada iiga dhis jannada dhexdeeda, igana nabad geli Fircoon
iyo Camalkiisa, igana nabad geli dadkaas daaliminta ah.
|
Ayah 66:12 الأية
وَمَرْيَمَ ابْنَتَ عِمْرَانَ الَّتِي أَحْصَنَتْ فَرْجَهَا فَنَفَخْنَا فِيهِ مِن
رُّوحِنَا وَصَدَّقَتْ بِكَلِمَاتِ رَبِّهَا وَكُتُبِهِ وَكَانَتْ مِنَ
الْقَانِتِينَ
Wamaryama ibnata AAimrana allatee ahsanatfarjaha fanafakhna feehi min
roohinawasaddaqat bikalimati rabbiha wakutubihi wakanatmina alqaniteen
Somali
Maryama bintu cimraanna xusuusta ee isdhawrtay, markaas malagu jeebka ka
afuufay, rumaysayna Sharciga Eebe iyo Kutubtiisaba, kana mid noqotay kuwa Eebe
adeeca.
|
©
EsinIslam.Com Designed & produced by The Awqaf London. Please pray for us
|