Prev

114. Surah An-Ns سورة النّاس

Next



First Ayah   1   الأية الأولي
بِسْم ِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ النَّاسِ
Somali
 
Waxaad dhahdaa Nabiyow waxaan ka magangeley Eebaha dadka barbaariya.

Ayah   114:2   الأية
مَلِكِ النَّاسِ
Somali
 
Ee dadka xukuma.

Ayah   114:3   الأية
إِلَٰهِ النَّاسِ
Somali
 
Ee ah Ilaaha dadka.

Ayah   114:4   الأية
مِن شَرِّ الْوَسْوَاسِ الْخَنَّاسِ
Somali
 
Sharka iyo xumaanta waswaasiyaha qarsoon.

Ayah   114:5   الأية
الَّذِي يُوَسْوِسُ فِي صُدُورِ النَّاسِ
Somali
 
Ee waswaasiya laabta Qalbiga dadka.

Ayah   114:6   الأية
مِنَ الْجِنَّةِ وَالنَّاسِ
Somali
 
Kuwaas wax waswaasinayna oo ah jinni iyo insiba.
 


EsinIslam.Com Designed & produced by The Awqaf London. Please pray for us